Dowladda Puntland oo ka hadashay ciidamo Somalilnad ka socda oo yimi duleedka...
Garowe(pp) Wararka laga helayo Gobalka Sanaag ee Puntland ayaa sheegaya ciidamo ka socda mamulka Somaliland inay soo gaareen duleedka magalada Baran ee Gobalka Sanaag gaar ahaan meesha la yiraahdo...
View ArticleJawaari oo sheegay dhibaatada dalka ka jirta inay sabab u tahay jahliga iyo...
Muqdisho(pp) Ku simaha madaxwaynaha DF ahna afhayeenka baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta Shahaadooyin gudoonsiiyey arday ka qalin jebisay Jaamacadda Hobe University ayadoo...
View ArticleShariif Xasan Shiikh Adan oo mar kale looga banaanbaxay Baydhabo
Baydhabo(pp) Waxaa maanta mar labaad uu banaanbax rabshado wata uu ka dhacay magalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay,ka dib markii maalinkii shalay ay halkaasi soo gaareen wafdi xildhibaano ah oo ka...
View ArticleMaxay ka wada hadleen madaxwaynaha PL iyo shacabka Gobalka Bari (Sawirro)
24,03,2014, Isniin :- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa aqalka madaxtooyda Bosaso ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta...
View ArticleOday dhaqameed caan ah oo lagu dilay magalada Kismaayo
Kismaayo(pp) Wararka naga soo gaaraya magalada Kismaayo xarunta Mamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay koox shufto ah inay galabta bartamaha xaafalada Calanley ay ku dileen Oday dhaqameed caan ka ahaa...
View ArticleFadlan soo caawi caruurtan oo naafo ka ah dhanka indhaha iyo maskaxda Sawirro...
Garowe(pp) Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah culimadda ugu caansan Somalia ayaa ku baaqay in lasoo caawiyo caruur shan ah oo dhibaato ka qaba dhanka indhaha iyo maskaxda oo gudaha dalka waxba...
View ArticleMadaxwaynaha Pl oo soo dhiirigaliyay ciidanka ku sugan jiida hore ee Galgala...
Bosaaso(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Taliyaha guud ee ciidanka Puntland,wasiirka Amniga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta socdaal gaaban ku tagay...
View ArticleGaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay degmada Carmo ee Gobalka Bari (Sawirro)
Carmo(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay Deegaanka Ceeldaahir iyo waliba degmada Carmo. Waxa uu meelaha u tagay Dr.Gaas kala kulmays oo dhawayn diirran...
View ArticleShacabka Baydhabo oo wali ku mudaharaadsan Xildhibaan Shariif Xasan iyo mamul...
Baydhabo(pp) Magalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay maalintii saddaxaad waxaa ka socda banaanbax looga soo horjeeda wafdi uu hoggaaminayo afhayeenkii hore ee baarlamaanka Somalia Shariif Xasan Shiikh...
View ArticleWasiirka Deegaanka Puntland oo Nairobi kula kulmay madaxda FOA iyo UNDP
Nairobi(pp) Wasiirka wasaaradda deegaanka Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Mr. Guuleed Saalax Barre oo socdaal ku tagay magaladda Nairobi maalintii Sabtida taariikhduna ay ku beegnayd 22.March ayaa...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo sheegay dilkii Afgaduud inay u dhiman doonaan Axmed...
Bosaso(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo maanta socdaal gaaban ku tagay dhulka ay ciidanka difaaca Puntland kaga sugan yihiin Galgala ayaa wacad ku maray kooxda...
View ArticleShariif Xasan oo mowjado dibadbaxyo ah kaga furmay Baydhabo dibna ugu soo...
Muqdisho(pp) Mowjado siyaasadeed isla markasna wata dibadbaxyo xoogan ayaa Xildhibaan Shariif Xasan Shiikh Aadan kaga furmay magalada Baydhabo tan iyo markii ay halkaasi tageen saddex maalin ka hor....
View ArticleAlshabab oo isaga baxday Ceelbuur iyo ciidanka Huwanta ah oo gudaha usoo...
Wararka laga helayo Gobalka Galgaduud ee bartamaha Somalia ayaa sheegaya in kooxda Alshabab ay isaga baxday degmada Ceelbuur oo ka mid ah meelihii ay Gobalka Galgaduud kaga xooganaayeen. Saakadii hore...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Kenya oo Dawlada ka codsatay in Wakiil cusub ay u soo...
Jaaliyada reer Puntland ee dalka Kenya ayaa dawlada dhexe ka codsatay inay wakiil Rasia ah oo ka shaqeeyaa islamarkaasna abaabula danaha iyo rabitaanka dawlada Puntland ee dalka Kenya ay halkaas usoo...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka Puntland oo saluug ka muujiyay shaqadda Hantidhowrka...
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Camay oo maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaraddaha dowladda ayaa dhaliil usoo jeediyay shaqadda ay hayaan...
View ArticleWar deg deg ah:Shacabka Puntland oo feejignaan loogu baaqay (Dhagayso)
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar ayaa si cad u sheegay kooxda Alshabab inay taageero dhinac kasta ah inay ka hesho mamulka Somalilnad oo...
View ArticleXanuun aan la aqoon oo Dad ku dilay Dagmada Tawfiiq ee Gobalka Mudug
Gaalkacyo (pp) Dagmada Tawfiiq ee ka tirsan Gobalka Mudug waxaa ka dilaacay xanuun soo ritay dadka reer guuraaga ah oo aan noociisa horay loo arag kaasi oo dilay sadex qof. Astaamaha xanuunkan ayaa...
View ArticleDFS oo walaac ka muujisay amarka kasoo baxay dowladda Kenya ee Qaxootiga ku...
Muqdisho(pp) Ra’iisulwasaraha dowladda Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed oo la kulmay wasiirka arrimaha dibada Kenya Aamino Cabdalle Maxamed ayaa sheegay inay ka xun yihiin amarka kasoo baxay dowladda...
View ArticleHoggaaminta wanaagsan iyo ahmiyadda qoraalka oo Garowe looga hadlay (Sawirro)
Garowe(pp)Buugaagta waxa lagu soo bandhigay munaasabad lagu qabtay Xarunta shirarka jaamacada Bariga afrika Faraceeda Garowe,waxaana kasoo qeybgalay Qorayaasha Buugaagta,Wasiiru Dowlihii Hore ee Maamul...
View ArticleDr.Gaas oo wadooyin xariga ka jaray soona dhiiri galiyay ciidanka badda...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdi-samad Max’ed Gallan, Duqa Degmada Bosaso Xassan Cabdalla...
View Article