Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Suxufiyiinta Somalia oo cambaareeyay xariga Itoobiya u gaysatay Wariye...

Dowladda Ethiopia ayaa 27-sano oo xarig ah ku riday wariye Maxamed Aweys Muudeey oo ka cararay dagaalada iyo hagar daamada kooxda Alshabab ay ka wado Koonfurta Somaliya,hase yeeshee Ethiopia ayaa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

madxwaynaha puntland Cabdi weli Maxamed Cali “Gaas” Oo sidiiran Loogu soo...

Madaxweynaha puntland dr Cabdi weli maxamed cali ”Gaas ”ayaa booqday magaalada xeebta ku tala ee bandersiyaada” qaw” oo dhacada duleedka degmada Boosaaso halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii...

Muqdisho, March 28, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Saciid Surcad oo la kulmay Maamulka Degmada Borlänge ee dalka...

Borlänge(pp) Xildhibaan Saciid Cabdi Samatar oo ka tirsan baarlamaanka dowladda Puntland isla markasna beryahaan Safaro ku maraayay Yurub,hadana ku sugan Dalka Sweden ayaa casumaad rasmi ah ka helay...

View Article

War Deg Deg ah: Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo wajahan iyo ammaanka...

Garoowe (PP) Ammaanka magaalo madaxda Puntland ee Garoowe ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la filayo inuu waqtiyada nagu soo aaddan inuu halkaasi soo gaaro wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka deegaanka iyo duurjoogta Puntland oo Garowe kusoo laabtay...

Garowe(pp) Wasiirka deegaanka daaqa iyo Duurjoogta dowladda Puntland Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magalada Garowe ka gadaal markuu magalada Nayroobi kula soo shiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo sheegay safarkiisa Bari iyo Karkaar inuu guul kusoo...

Garowe(pp) Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Garowe xarunta dowladda ayaa warfidiyeenada u sheegay inuu guul kusoo dhamaday safarkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurba joogta Somalia oo ka walaacsan go’aanka kasoo baxay Kenya ee Qaxootiga...

Waxaa qaar ka mida Qurbojoogta degan magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, ee dalka Maraykanka ee aan la hadlay ka muujiyeen walaac aad u wayn go’aankii ay dowlada Kenya ay ku amartay in qaxootiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Somalia oo saaka u duulay Baydhabo

Baydhabo(pp) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha DFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka u dhoofay magalada Baydhabo oo mudooyinkii lasoo dhaafay ay hareeyeen banaanbaxyo is-ka soo horjeeda. Xasan Shiikh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Saciid Surcad oo la kulmay Jaaliyadda Puntland ee Vastras (Sawirro)

Vastras(pp) Xildhibaan Saciid Cabdi Samatar surcad oo beryahaan ka waday Yurub Safar uu ugu magac daray safarkii xiriirka iyo wacyi-gelinta ayaa Maalintii Sabtida ee taariikhdu ahayd 28/03/2014 wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkad laga lee yahay Dalka Shiinaha oo ka shaqayn doonta hormarinta...

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineering...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Shiikh oo aan wali cidna la kulmin iyo Jawaari oo galabta u duulay...

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo maalinta galinkii hore tagay magalaa Baydhabo xarunta Gobalka Bay ayaa lagu soo waramayaa inuusan ilaa iyo hada cidna la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha PL oo dhagax dhigay xarun loo dhisayo...

Qardho(pp)Wasiir ku xigeenka wasaradda arrimaha gudaha iyo hormarinta reer miyiga Puntland ayaa maanta dhagax dhigay xarun loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magalada Qardho. Mamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha & Afhayeenka Barlamanka oo la kulmay mamulada Baydhabo ka dhisan

Baydhabo(pp) Madaxwaynaha DF iyo Afhayeenka baarlamaanka ayaa maanta magalada Baydhabo kula shiray masuuliyiin iyo waxgarad ka socda labada mamul ee iska soo horjeeda oo dhowaan looga dhawaaqay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Dastuurka,Arrimaha faderaalka & Dumoqraadiyeenta Puntland oo soo...

Garowe(pp) Kulan lagu soo bandhigayo shaqadda wasaradda Dastuurka,Arrimaha federaalka & Dimoqraadiyeenta Dowladda Puntland isla markasna lagu daah furayo xarunteeda dhexe ee Garowe ayaa galabta...

View Article


Qaraxyo Caawa ka dhacay magalada Nayroobi iyo baaritaano socda

Nairobia(pp) Warar laga helayo xaafadda ay Soomaalida degan yihiin ee magalada Nayroobo inuu ka dhacay qaraxyo looga cabsi qabo inay sababeen dhimasho iyo dhaawac aan la qiyaasi karin. Wararka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay sababta loo dhisay wasaradda Dastuurka iyo...

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.CabdiwalI Maxmaed Cali (Gaas) oo galabta daah furay xarunta dhaxe ee wasaradda Dastuurka,Arrimaha fedaraalka iyo Dimqoraadiyeenta ayaa ka dhawaajiyay...

View Article


Lix qof ayaa ku dhintay Qaraxyadda Caawa ka dhacay Nayroobi

Taliyaha booliska Kenya Benson Kibue ayaa xaqiijiyay in hal meel oo qura lagu arkay maydka lix qof rayid ah iyadoona dhaawaca uu intaasi ka badan yahay. Qaraxyadan ayaa ka dhacay goobo meherado ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha PL oo la kulmay Guddiga Dimoqraadiyadda DSC iyo Hay’adda Inter...

Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland ayaa maanta xafiiskiisa Garowe ku qaabilay saraakiil ka socda Guddiga haga Dimoqraadiyadda Somalia oo marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan DSC,UNSOM,iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW iyo xubnaha G7 oo ka shiray sidii kaalmo deg deg ah loo gaarsiin lahaa...

Muqdisho, April 1, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>