Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaalinta ay jaamacadda PSU ka gaartay jaamacadaha dalka oo Bosaso laga xusay...

Bosaso(pp) Qiimayn lagu sameeyay dhowaan jaamacadaha dalka ku yaala ayaa lagu sheegay inay kaalinta koowaad kaga jirta Jaamacadda Puntland State University (PSU) oo ka mid ah jaamacadaha ugu wanaagsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntlad oo si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Jabuuti...

Jabuuti(pp) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo caasumaad rasmiya ka helay madaxda Jabuuti ayaa soo dhawayn diirran waxa uu kala kulmay madaxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DFS oo gurmad deg deg ah gaarsiinaysa deegaanada laga xoreeyay Alshabab

Warsaxaafadeed—11/3/2014—  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyaan qaar kamid ah ah xubnihiisa Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ee fadhigeedu yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhdii Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Dhagayso

Allaha u naxariistee waxaa saakadii hore magalo ka tirsan Dalka Jarmarka ku geeriyooday Maxamed Saleebaan Tubeec oo ay dadka Soomaaliyeed u yaqaanaan Boqorka codka fanaaniinta raga ah ee Soomaaliyeed....

View Article

Ururka Isu-tagga Caalamiga ah ee Wariyeyaasha oo dowladda Itoobiya ka...

Kooxda wariyaasha caalamiga ah (IFJ)  ayaa war bixin ay soo saareen ku sheegay inay muhiim tahay siidaynta wariye u xiran dowladda Itoobiya oo lagu xukumay 27-sano oo xarig ah. Itoobiya ayaa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Somalia oo wadamada Carabta ka codsatay taageero milatari (Sawirro)

Cairo, March 11, 2014 - Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa  kaga qeybgalay Magaalada Qaahira  ee Caasimadda Masar Shirka caadiga ah ee Wasiirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Y-PEER oo Tababar usoo xiray haween bartay xirfado kala duwan...

Garowe(pp) Ururka dhalinyaradda ee Y-PEER ayaa maanta tababar socday mudo saddex bilood ah usoo xiray haween gaaraya 30 oo la baray xirfadaha Dawaarka iyo qurxinta dumarka. Munaasibadd lagu gudoon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Japan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay la socdaan Wasiirka Qorsheynta Saciid Cabdullaahi Maxamed iyo Wasiiradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Nadiifa Maxamed Cusmaan ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Jabuuti oo soo dhaweeyay isabadalka ka dhacay Puntland

Jabuuti(pp) Madaxwaynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo dhaweeyay isbadalka ka dhacay Puntland iyo doorashadii Dr.Cabdiwali Maxamed Gaas ka dib kulan maanta ka dhacay xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Sheekh“Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in...

Japan-Maarso 12-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay  Dekadda magaalada  Yokohama ee...

View Article

Wasarada qorshaynta Puntland oo tirakoobaysa reer miyiga deegaanada Puntland

Garowe(pp) Wasaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda Puntland ayaa maanta tababar magalada Garowe uga furtay dad loogu talo galay inay soo tira koobaan dadka reer guuraaga ah ee ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo kulamo kala duwan ku sameeyay Jabuuti (Sawirro)

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Cali Gaas oo wali ku guda jira socdaalkiisii Jabuuti ayaa maanta waxa uu la kulmay masuuliyiin kala duwan oo dowladda iyo shacabka matalaya. Gaas...

View Article

Deg deg:Ciidanka DF & AMISOM oo la wareegay Degmada Buulobarde

Beledweyne(pp) Ciidanka dowladda Somalia iyo kuwo Jabuuti oo ka tirsan howlgalka AMISOM ee Somalia ayaa saacad ka hor waxay guud ahaanba la wareegeen gacan ku haynta degmada Buulobarde oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Japan oo Somalia u balan qaaday afartan Milyan ka dib kulan dhacay...

Maarso-13-2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DFS oo soo dhawaysay qodobo kasoo baxya shirka madaxweynayaasha IGAD (Sawirro)

Addis ababa (pp) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay...

View Article


Gudoomiyaha Degmada Goldogab oo sheegay in Mad Madow uu ka dhex jrio Maamulka...

Garoowe (PP) Gudoomiyaha Degmada Goldogab ee Gobolka Mudug Cabdulahi Ismacil Kayton ayaa isagoo ku sugan Magaalada Garoowe caasimada Puntland ka warbixyey xaalada Degmadaas ay haatan ku sugantahay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

14/3/2014– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo noqday dalka kadib markii uu shalay uga qaybgalay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia shirweynaha 25-AAD ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo sheegay inay ka qayb galayaan dagaalka Alshabab...

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inay qayb qaadanayaan inta awoodooda ah sidii guud ahaanba wadanka looga sifayn lahaa kooxda Alshabab oo mudo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka waxbarashada Puntland oo xariga ka jaray dugsiga sare ee Tuulada...

Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah tuulooyinka ku yaala koonfurta magalada Garowe ayaa maanta xariga ka jiray dugsi sare oo ay yeelatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee loogu soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka Booliska DF magalada Galkacyo...

Gaalkacyo(pp) Taliyaha ciidanka biliiska Somalia Gen.Saacid ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug. Mamulka Gobalka Mudug kan degmada iyo dadwayne kale ayaa Saacid...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>