Madaxwaynaha Mamulka Jubba oo la kulmay RW Itoobiya Hailemariam Desalegn...
Addis ababa(pp) Madaxwaynaha Mamulka KMG Ah ee Jubba oo maalmii lasoo dhaafay ku sugnaa magalada Addis ababa ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Ra’iisulwasaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulanka...
View ArticleMadaxwaynihii hore ee Puntland oo ka hadlay saddex nin oo Shabab Baraawe ku...
Allah baa Mahad leh, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabi Muxammad korkiisa ha ahaato. Kooxda Shabaab ayaa March 4, 2014, ku dhawaaqday inay ku toogteen magaalada Baraawe ee koonfurta Somalia sadex nin oo...
View ArticleMaxay ka wada hadleen madaxaynaha PL iyo S. Turkiga ee Somalia (Sawirro&Cod)
WAR-SAXAAFADEED Khamiis 06 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kala duwan ee dowladda ayaa maanta ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha...
View ArticleDowladda Puntland oo ka shiraysa waxqabadka Sanadka hore iyo sida loo...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland & ku xigeenkiisa ayaa maanta shir labo maalmood soconaya oo looga hadlayo waxyaabaha sanadka hore la qabanayo kula qaatay gollaha xukumadda xarunta...
View ArticleMadoobe Nuunoow oo Baydhabo madaxwayne loogu dhaariyay iyo DFS oo quus taagan...
Baydhabo(pp) Magalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay maanta waxaa ka dhacday munaasibad lagu dhaariyay madaxwaynaha mamulka lixda gobal ka kooban ee Madoobe Nuunow Maxamed iyo ku xigeenkiisa. Dhaarinta...
View ArticleDowladda Puntland oo markii ugu horaysay ka shiraysa oofinta balanqaadyaddii...
WAR-SAXAAFADEED Jimce 07 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku furay xarunta Jaamacadda PSU Garowe shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda shanta sanno...
View ArticleRWi: Waa in bulshadeenu ka wada qayb-gashaa suggidda iyo ilaalinta xuquuqda...
Mogadishu, March 08, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasabadda 8-da March ee...
View ArticleBosaso:Kulan lagu xusaayey 16 Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Xisbiga...
(Bosaso Pp)Munaasabada oo ay soo qaban qaabiyeen jaliyadda dawlad deegaanka Soomaalida Ithopia Ee Ku Nool Magalda Bosaso Ayaa Ahayd ahayd mid lagu Xusayey 16 -sano Guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii...
View ArticleHay’adda ADRA oo xustay maalinta haweenka aduunka (Sawirro&Cod)
Garowe(pp) Kulan lagu xusayo maalinta haweenka aduunka oo ay iska kaashadeen Hay’adda ADRA iyo masuuliyiin ka socday wasarada waxbarashada ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka Hotelka Newrays ee...
View ArticleWasiiru dowlaha madaxtooyada & xiriirka caalamiga ah ee Puntland oo Garowe...
Garowe(pp) Wasiiru dowlaha madaxtooyadda dowladda Puntland Maxamed Cabaas ayaa maanta soo gaaray magalada Garowe waxana gagida diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin dowladda ka tirsan iyo dadwayne...
View ArticleAfhayeenka madaxtooyadda oo shaqadiisii ugu horeeyay gacanta ku dhigay...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta afhayeenka madaxtooyada u magacaabay Cabdilaahi Quraanjecel oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Puntland. Kolkii...
View ArticleIn ka badan boqol Arday oo ka qalin jabisay Jaamacadda PSU ee magaada Garowe...
Garowe(pp) Waxaa maanta Jaamacadda Puntland State University lagu qabtay munaasibad ay ku qalin jabinayeen in ka badan boqol arday oo soo bartay saddex maado oo ka mid ah daruusta ay bixiso Jaamacadda....
View ArticleCiidanka dowladda & AMISOM oo la wareegay degmada Buurdhoobe ee G/Gado
Muqdisho(pp) Ciidanka dowladda dhexe ee Somalia iyo garab sanaya kuwo AMISOM ayaa maanta waxay la wareegeen degmada Buurdhoobo oo ka tirsan Gobalka Gadde ee Koonfur Somalia. Dagaal aan waqti badan...
View ArticleGudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la shiray gudoomiyaasha 16-ka degmada ee...
Muqdisho(pp) Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa caasumadda Muqdisho ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray gudoomiyaasha dhamaan degmooyinka Gobalka Banaadir. Intiisa badan kulanka waxaa diirradda...
View ArticleGaadiidka Puntland oo lagu amray inay baxshaan dhaqeele lagu dhiso Buundada...
Garowe(pp) Tan iyo markii la magacaabay guddiga aruurinta dhaqaalaha lagu dhisayo buundada Midigar oo ku taalada duleedka tuulada Sunijiif ayaa waxay diyaarsheen nidaam dadka looga qaadayo dhaqaalaha...
View ArticleShubbe”Hadad u qabtaan inaad il-baxdeen.walaahi dhowr boqol oo sano ayaan dib...
Garowe(pp) Suuganta Soomaalida ayaa ka mid ah siyaasada wax la isku fahamsiiyo ama wax la iskugu tilmaamo,taasoo keentay in Suugaanta Soomaalida ay noqoto mid ka tilmaamay caalamka. Abwaan Cabdiqaadir...
View ArticleGalkacyo oo laga bilaabatay ka hortaga gaadiidka bilaa sharciga ah & kuwa...
Gaalkacyo (pp) Maamulka gobolka Mudug gaar ahaan Laamaha amaanka ayaa maantay ka bilaabay Dagmada Galkacyo holw-gal balaaran oo amaanka ku saleysan,kaasoo natiijo wanagsan laga sugayo. Wadooyinka...
View ArticleMadaxwaynaha DFS oo sheegay dagalada Alshabab lagu qaaday inay fursad u...
Muqdisho, 10 Maarso 2014 – Madaxweynha Dowladda dhexe ee Muqdisho Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Waxaana goob joog ahaa Wasiirka...
View ArticleRa’iisulwasaraha Somalia oo shacabka isku duubni ugu baaqay ka dib kulan uu...
Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee Koofurta iyo...
View ArticleWasiiru dowlaha arrimaha dibadda DF oo khudbad ka jeedinaya shirka Africa &...
New Delhi , March 10 , 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo shirka wadamada Africa iyo India ee ka furmay...
View Article