Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Afhayeenka madaxtooyadda oo shaqadiisii ugu horeeyay gacanta ku dhigay warbaahintana la hadlay (Dhagayso)

$
0
0

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta afhayeenka madaxtooyada u magacaabay Cabdilaahi Quraanjecel oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Puntland.


Quraann jecelKolkii la magacaabay afhayeenka cusub waa Quraanjecele waxa uu isla maanta qabsaday howshiisii ugu horaysay ka dib markii uu warbaahinta u akhriyay qodobadii kasoo baxay shirkii dowladda uga socday Jaamacadda PSU ee looga tashanayay waxqabadka xukumadda.

Haddaba halkaan hoose ka dhagayso qodobadda kasoo baxay shirka.

 


Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>