Gaas:”Waxaa La Joogaa Xilligii Laga Hadli Lahaa Muranka Xuduudaha”
Madaxweyaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa khudbad uu dhinacyo badan ku tabtay ka jeediyey machadka daraasaadka nabadda iyo ammaanka ee magaalada Addis Ababa (IPSS). Mudane Gaas ayaa...
View ArticleAfar haween ah oo ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay Baydhabo
Baydhabo(pp) Saddex haween ah oo saarnaa gaari xawaare xoogan ku socday isla markasna marayay bartamaha magalada Baydhabo ayaa ku dhintay dad kale oo intaasi ka badana way ku dhaawacmeen ka dib markuu...
View ArticleMaalinta Afka hooyo oo Garowe laga xusay (Dhagayso)
Garowe(pp) Inkastoo waqtigii loogu talo galay xuska maalinta afka hooyo ay ka dib dhacday hadana guddiga arrintaasi Puntland u qaabilsan ayaa maanta Garowe ku qabtay kulan lagu xusayo maalintaasi oo ku...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo ka war bixiyay safarkiisii Itoobiya (Sawirro&Cod)
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo saxafada kula hadlay madaxtooyadda ayaa ka war bixiyay safarkii uu ku tagay dalka Itoobiya. Gaas waxa uu sheegay isaga iyo...
View ArticleDowladda Somalia oo walaac ka muujisay shirarka Baydhabo ka socda(War murtiyeed)
WAR MURTIYEED Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u xilsaarantahay hirgelinta iyo taabagelinta Federaalaynta dalka si waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda maamul u samaynta gobolada iyo...
View ArticleAfhayeenka Baarlamaanka oo magacaabay xoghayaha baarlamaanka (Sawirro&Cod)
Garowe(pp) Afhayeenka gollaha wakiiladda dowladda Puntland Siciid Xasan Shire ayaa warqad kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay xoghayaha guud ee baarlamaanka ka dib markii xoghayii hore uu ka...
View ArticleBaydhabo:Madoobe Nuunow oo loo doortay madaxwayna mamul lix gobal ka kooban...
Baydhabo(pp) Maalmihii ugu danbeeyay magalada Baydhabo xarunta Gobalka Bay waxaa ka socday labo shir oo labo mamul oo kala duwan lagu dhisayo. Madoobe Nuunow oo baarlamaankii hore ka tirsanaa ayaa loo...
View ArticleXaduudaha Gobalka Mudug oo si wayn loo adkaynayo iyo ciidan faro badan oo ku...
Gaalkacyo(pp) Dowladda Puntland ayaa ciidan faro badan oo iskugu jira badda iyo bariga u diraysa saacadaha soo socda Gobalka Mudug si loo adkeeyo xaduudaha iyo ammaanka magalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha...
View ArticleIn ka badan kun qof oo howlgalo Muqdisho ka dhacay lagu soo qabtay (Dhagayso)
Muqdisho(pp) Tan iyo markii kooxda Alshabab ay weerar ku qaadeen xarunta madaxtooyadda Villa Somalia waxaa Muqdisho laga bilaabay howlgalo kala duwan oo amniga Muqdisho lagu adkaynayo. Inkastoo...
View ArticleCabdiwali Shiikh oo la kulmay RW ku xigeenka Iskutaga Imaaraadka Carabta
Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna...
View ArticleWasaradda caafimaadka oo kormeer ku samaysat habka ay tallaalka shanta bari u...
Garowe(pp) Masuuliyiinta wasaradda caafimaadka dowladda Puntland ayaa dabagal ku haya habka uu u socda tallaalka maalmaha caafimaadka caruurta oo labo bari ka hor lagu daah furay magalada Garowe....
View ArticleWakiilka Shirkada Shulman Rogers C/casiis Giyaajo oo u hanjabay Yusur Abraar
Kadib qoraalkii ay daabacday wakaalada wararka ee Reuters laba isbuuc ka hor kuna saabsanaa musuq maasuqa dawlada iyo iscasiladii gudoomiyihii hore bangiga dhexe ee Soomaaliya marwo Yusur Abraar ayaa...
View ArticleGo’aamo kasoo baxay Aqoon is-waydaarsi la xariira Tayaynta Jaamacaddaha...
Garowe(pp) Waxaa galabta hoolka shirarka Hotelka Newrays ee magalada Garowe kusoo dhamaaday Aqoon iswaydaarsi saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay u socday wasaradda waxbarashada iyo masuuliyiinta...
View ArticleDr.Gaas ”Somalia sanad kasta magaceeda malaayiin doolar ayaa lagu cunaa...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in magaca umadda Soomaaliyeed sanad kasta lagu cuno malaayiin doolar oo aan Puntland waxbana kasoo...
View ArticleQoyska Marxuum Axmed Cabdilahi Farole oo canbaareeyay dilkii ay Kooxda...
Garowe(pp) Qoyska reer Cabdilaahi Farole ayaa war kasoo saaray nin kooxda alshabab ay shalay ku dileen degmada Baraawe oo ay ku sheegeen inuu jaajuus u ahaa sirdoonka Puntland. Allaha u naxariistee...
View ArticleRW Somalia oo dib ugu laabtay Muqdisho ka dib socdaalkii Imaaraadka (Sawirro)
Muqdisho, March 5,2014—–-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku tegay...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay guddiga loo xilsaaray dhismaha Buundada...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo ku xigeenkiisa iyo afhayeenka baarlamaanka ayaa madaxtooyada kula shiray guddiga loo xilsaaray dhismaha buundada Midigar ee Tuuladda Sunijiif taasoo ay...
View ArticleJaamacadda Bariga Africa oo deeq lagaarsiiyay(sawiro&muqaal)
Bosaaso(pp) Guddiga boorka iyo aasaasayaasha Jaamacadda Bariga Africa ayaa maanta waxay deeq qalab caafimaad ah gaarsiiyeen kulliyadda caafimaadka ee jaamacadda qaybteeda magalada Bosaaso. Qalabkaan...
View ArticleGarowe:Jaamacadda PSU oo bilowday bixinta Shahaadada Master Degree (Sawirro)
Garowe(pp) Iyadoo jaamacadda Puntland State University ay sanadkaan gashay jaamacadda ugu wanaagsan Jaamacadaha gayiga ayaa hadana waxay maanta soo bandhigtay arrin ay ardaydda Puntland ku farxaan ka...
View ArticleHay’adda FOA oo tababar ku saabsan qiimaynta iyo sugnaanshaha cuntada Garowe...
Garowe(pp) Waxaa magalada Garowe xarunta dowladda Puntland tababar socday labo sano loogu soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha wasaradaha iyo hay’adda dowladda,kaasoo diiradda lagu saarayay in wax badan...
View Article