Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo saxafada kula hadlay madaxtooyadda ayaa ka war bixiyay safarkii uu ku tagay dalka Itoobiya.
Gaas waxa uu sheegay isaga iyo wafdigii la socday inay kulamo kala duwan lasoo qaateen madaxda dalkaasi iyo diblumaasiyiin ku sugan magalada Addis ababa,wuxuna tilmaamay ahmiyadda socdaalkiisa inuu yahay xoojinta wada shaqaynta labada dhinac ka dhexeeya.
Waa socdaalkii ugu horeeyay uu Cabdiwali Cali Gaas ku tago Itoobiya tan iyo markuu ku guulaystay xilka madaxtinimadda Puntland.
Haddaba halkaan hoose ka dhagayso codka Madaxwaynaya.
Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe