Gudoomiyaha degmada Xarfo oo maxkamadd lagu soo taagayo magalada Garowe
Garowe(pp) Gudoomiyaha degmada Xarfo ee Gobalka Mudug Cabdilaahi Faarax Bayle (Tigarooni) ayaa lagu wadaa in magalada Garowe maalinta barito ah lagu soo taago maxakadd ka dib markii la sheegay inuu...
View ArticleGudoomiyaha degmada Xarfo oo beeniyay musuq-maasuq lagu eedeeyay (Dhagayso)
Garowe(pp) Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa maanta maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Nugaal hor keenay afar eedaysane oo lagu tilmaamay inay musuq maasuq ku sameeyeen raashin gargaar...
View ArticleDagaal Alshabab looga saarayo Galgaduud oo laga dareemayo Ceeldheer & Ceelbuur
Caabudwaaq(pp) Howlgal ballaaran oo lagu doonayo in kooxda Alshabab looga saaro Ceeldheer iyo Ceelbuur ayaa laga dareemayaa guud ahaanba Gobalka Galgaduud. Ciidanka dowladda Somalia,AMISOM iyo ehlu...
View ArticleWasaradda Caafimaadka oo wacyi galin la xariirta cudurka duumada ka wada...
Bosaso(pp) Wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa magalada Bosaso ka wada,wacyi galin ballaaran oo looga hortagayo dhibaatooyinka cudurka Duumadda oo faro kulul ku hayo magaladaasi tan iyo...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo sheegay inay isaga filan yihiin kooxda Alshabab...
Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa shaagay inay isaga filan yihiin weerari kasta oo kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab. Hadalkaan ayuu ku sheegay xili uu...
View ArticleMuungaab:Wasiiradu ha isaga soo baxaan madaxtooyadda degmooyinka ha dagaan...
Muqdisho(pp) Inta badan masuuliyiinta dowladda dhexe ee Somalia ayaa degan xaafadu u dhow xarunta Villa Somalia ee Muqdisho iyo Hoteelo si wayn loo ilaaliyo,taasoo keentay in kooxda Alshabab ay fursad...
View ArticleRa’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada...
Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xersi Maxamed ayaa la kulmay xubno matalayay hay’addaha iskaashiga la leh ururka iskaashiga...
View ArticleKulan looga hadalyey Amaanka laguna soo bandhigyey Gaari dab damis ah oo...
Gaalkacyo (pp) Kulan maantay ka dhacay xarunta gobolka ee magaalada Galkacyo ayaa waxaa looga hadlay amaanka dagmada iyo gaari dab damisa oo ey yeelaneyso dagmada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug....
View ArticlePuntland oo ka argagaxday Socdaalka Siilaanyo ee Laasqoray Dhagayso
Garowe(pp) Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdulle (Indhoguran) oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magalada Garowe ayaa waxa uu ka hadlay socdaal uu maanta madaxwaynaha Somaliland ku...
View ArticleLaasqoray:Wafdi ka socda dowladda Puntland oo maanta gaaray magalada...
Laasqoray(pp) Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha dekadaha gaadiidka badda iyo la-dagalanka burcad badeeda ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada laasqoray oo ku taala bariga Gobalka...
View ArticleWasaradda caafimaadka oo la shirtay dhaqaatiirka Gobalka Bari (Sawirro)
Bosaso(pp) Masuuliyiin ka socda wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta magalada Bosaso kula shiray qaar ka mid ah dhaqaatiirka caafimaad ee Gobalka Bari. Kulanka ayaa salka ku hayay sidii...
View ArticleTaliyihii ciidanka Galgala oo ku dhintay weerar lagu soo qaaday
Bosaso(pp) Wararka soo gaaraya Puntlandpost ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday gaari uu watay Taliyaha ciidanka Galgala ee Puntland Col,Jaamac Afgaduud uu ku geeriyooday. Askari ka mid ah ilaaladiisa...
View ArticleQarax lagu weeraray ciidanka AMISOM ee Muqdisho
Muqdisho(pp) Wararka kasoo baxaya ayaa sheegaya gaadiid ka tirsan kuwa AMISOM ee Muqdisho in qarax ismiidaamin ah lagula eegtay duleedka magalada iyadoona aan la ogayn ilaa iyo hada khasaaraha rasmiga...
View ArticleAlshabab oo sheegatay dilkii Taliyaha ciidanka daraawiisha Galgala
Muqdisho(pp) Kooxda Alshabab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkii galabta lagu dilay allaha u naxariistii taliyihii ciidanka difaaca Puntland ee Galgala Col.Jaamac Afgaduud. Afhayeenka kooxdaasi Cali...
View ArticleWasiirka waxbarashada & ku xigeeniisa oo booqday Jaamacada Bosaso faraca...
Garowe(pp) Wasiirka wasaaradda waxbarashada Puntland & ku xigeenkiisa ayaa maanta kulan la qaatay mamulka iyo ardaydda Jaamacadda Bosaso University xarunta Garowe kulankaaso oo ka dhacay isla...
View ArticleWasiiradda Puntland oo ansixiyay miisaaniyadda lagu shaqaynayo 2014
Garowe(pp) Shirka Gollaha wasiradda dowladda Puntland ayaa maanta looga hadlay arrimaha dhaqaalaha dowladda iyadoona markii danbe lagu ansixiyay miisaaniyadda lagu shaqaynayo inta ka harsan sanadkan...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Difaaca Puntland oo tacsi ka diray geeriadii Col.Jaamac...
Garowe(pp) Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland S/guud Siciid Maxamed Xirsi ayaa maanta ka tacsiyadeeyay weerarkii kooxda Alshabab maalinkii shalay ku dishay allaha u naxariistee...
View ArticleAbaanduulihii ciidanka Gobalka Hiiraan oo weerar Buulobarde ka dhacay ku dhintay
Beledweyne(pp) Kooxda Alshabab oo xalay sadeqdii dhexe weerar qaraxyo iyo kuwo toos ah kusoo qaaday hotal la yiraahdo Camaloow oo ku yaala magalada Buulobarde oo ay deganaayeen saraakiil ciidamadda DF...
View ArticleOdayaal kasoo jeeda Degmada Xarfo oo dowladda ugu baaqay inay mag dhow ka...
Garowe(pp) Qaar ka mid ah Odayaasha kasoo jeeda beesha Xarfo ayaa maanta shir ay ku yeesheen magalada Garowe waxay kaga hadleen xarigii iyo maxkamadii lasoo taagay duqa degmada Xarfo Cabdilaahi Faarax...
View ArticleCiidan Jabuutiyaan ah oo ku dhintay weerarkii ka dhacay Buulebarde.
Beledweyne(pp) Kooxda Alshabab ayaa weerar kala duwan xalay saqdii dhexe kusoo qaaday hotal Camalow oo ay degenaayeen masuuliyiin DF iyo AMISOM ka tirsan waxana ku dhintay weerarkaas dad ka badan...
View Article