Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geneva: WHO oo dejisey qorshe lix sano lagu ciribtirayo cudurka Dabaysha.

Geneva: (pp)- Warbixin kasoo baxdey hay,adda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa lagu sheegey inay jirto khatar ku saabsan fiditaanka cudurka dabeysha oo laga helay caruur da,adoodu ka yar tahay shan sano oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Madaxweynaha DF oo Warbixin ka dhan ah Jubaland u diyaarsadey...

Muqdisho: (pp)- Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamud ayaa galinkii danbe ee maanta ka dhoofey garoonka diyaaradaha Muqdisho, kuwaas oo kusii jeeda xarunta wadanka Ethiopia...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhtarad Maraykan ah oo ku islaamtay muslimad ay foolisay!

Waxay ahayd dhakhtarad Maraykan ah oo dumarka iyo dhalmada ku takhasustay. Waxay tiri: haweeney muslin ah oo fool ah ayaa isbitaalka iigu timid. Dhalmada ka hor ayay xanuunsanaysey. Kolkii rawaxaadaydu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo dhoweyntii Prof. Gaas dalka Denmark – Daawo Video)

Danmark- Aarhus: (pp)- Waxaa dalka Denmark , gaar ahaan Caasimada Labaad ee dalka Denmark – Aarshus lagu soo dhoweeyey Dr. C/weli Axmed Cali Gaas, oo booqashooyin ku maraya dalalka Caalamka. Prof. Gaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ducaysane, “ Sannadkii tagay ee 2012, dhaqaale gaaraya $6.1 billion, ayay...

yon, France, May 23, 2013: Agaasimaha la Dagaalanka Burcad-badeedda Dawladda Puntland , Mudane Abdirizak M. Dirir (Ducaysane) oo maalmahan shaqo u joogay magaalada Lyon ee wadanka Fransiiska, ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

IGAD oo Kulmaysa iyo Warmurtiyeed khuseeya arrimaha Jubbooyinka oo laga soo...

Wadamada ku bahoobay IGAD ayaa maanta shir uga furmay magaalada Addis Ababa, iyadoo shirkaas looga hadlayo arrimaha amaanka dalalka IGAD iyo arrimo khuseeya jubbooyinka. Madaxweyanaha DF ee Soomaaliya...

View Article

Garoowe: 8,515 Arday oo maanta Puntland u fariistey itixaanada shahaadiga ee...

Garoowe: (pp)- Gobollada Puntland maanta ka bilaamay Imtixaanaadka Shihaadiga ah ee fasalada 8-aadka iyo 12-aadka ee sanadkaan,waxana ku dhawaaqay in la gali karo Imtixaanka Madaxwaynaha Dowlada...

View Article

KISMAAYO: Maamulka Jubbaland oo amray in Kismaayo isaga baaxaan saraakiil ka...

Wararka naga soo gaaraya  Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya,  in Dowlad goboleédka Maamulka Jubbaland uu istaagiyey imaanshaha  Wasiiro ka socda DF ee Soomaaliya oo Kismaayo kusoo fool lahaa ,...

View Article


Muqdisho: Mooshin Ciidamada Kenya Kismayo lagaga saarayo Kismaayo oo DF u...

Afhayeenkii Maamulka KMG Kismayo ka hor intii aan la dooran Madaxweynaha Jubaland C/naasir Seeraar oo warbaahinta gudaha ay wax ka weydiisay dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee Jubaland ka soconaya ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NAIROBI: Dowladda Kenya oo Qorshaynaysa, siddii ay Xiriirka siyaasadeed ugu...

Nairobi: (pp)-  Wararka naga soo  gaaraya Caasimada dalka Kenya ee Nairobi ayaa tibaaxaya in Dowladda Kenya ay qorshanayso in ay xiriirka u jarto  Dowladda uu hogaanka u hayo Xasan Sheekh Maxamuud...

View Article

Kismaayo: Waftigii DF ee Wasiirada oo Muqdisho lagu celinayo, iyaga oo aan...

Kismaayo:(pp)- Wafti Kismaayo gaarey 26 May ayaa ku guul dareystey inay gudaha kismaayo u galaan, kuwaas oo garoonka kula kulmey Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Gen Ismacil Fartaag oo uu u sheegey...

View Article

Bosaso: Urur la yiraahdo Iftiimin oo Bosaso, Washiton iyo London jaaliyada...

Bosaso: (pp)- Urur muddo la sugayay oo looga dhawaaqey London Iyo Washinton/ Bossaso. Ururkan oo hadafkiisu yahay u Ololeynta Qadiyada Puntland ee Aduunka, Iyo Abaabulka Jaaliyadaha Puntland ee Dalka...

View Article

Garowe: Mudane Faroole oo ka qeyb galaya barnaamij lagu cadeynayo mustaqbalka...

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ka qeyb galaya barnaamij su,aalo lagu weydiinayo oo hadda ka soconaya xarunta hay,adda cilmi barista Puntland magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin : Khudbadii Madaxweynaha Puntland uu kaga hadley siyaasada...

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa galabta 27 May,2013 xarunta PDRC ee magaalada Garowe uga qaybgalay banaamij xogwaran ah oo ku saabsan Puntand iyo Somalia....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia: Puntland President Praises Jubaland Election, Condemns ‘False’...

PRESS RELEASE May 27, 2013 The President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) held a Public Symposium to address important issues and engage in Question and Answer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka yiri Ilka-jiir arrimaha Jubbaland (Warbixin)

Waiirka arrimaha guddaha ee Dowlad goboleedka Puntland Gen. C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir oo isagana maanta kala qayb galay Madaxweynaha Puntland   barnaamij Su’aalo lagu weydiinayey ayaa dhankiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu danbeeyey ee Jubbooyinka (Warbixin)

Abaarihii Totobadii Fiidnimo ee Caawa (07:00) ee Saacada Afrikada bari, ayaa waxaa weerar madaafiic ah kusoo qaaday  Garoonka diyaaraahaee magaalada Kismaayo  kooxaha Al-shabaab, waxaana weerarkani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin/Sawiro : Gudoomiyaha Gobolka Mudug sow bilad ma mudna ama ku dayasho.

Roox: (pp)- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf (Tigey) ayaa booqasho ku tagey deegaanka beeraha ee la yiraahdo roox oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoona uu sheegey gudoomiyuhu inay booqashadiisan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Birmingham. Taageero go’aanka dawlada Puntland ee Jubaland.

Golaha Qurba-joogta Puntland ee caasimada labaad ee UK Birmingham. ( Puntland Diasporo Association) waxay aad ugu faraxsanyihiim go aankii dawlada Puntland ka qaadatay arimaha maamul usamaynta dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Magaalada Oslo oo lagu qabanayo xaflad taageerayo hogaanka cusub ee...

JAALIYADA JUBALAND EE NORWAY WAXAA DADWEYNAHA KU NOOL OSLO IYO HAREERAHEED LA OGAYSIINAYAA INAY KA SOO QAYB GALAAN XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DOORASHADA HOGAANKA CUSUB EE DAWLAD GOBOLEEDKA JUBALAND....

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>