KISMAAYO: Maamulka Jubbaland State iyo AMISOM, oo musaafurinaya rag uu ku...
Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa laga masaafurinayaa rag uu ku jiro Col, Barre Aadan Shire Hiirale , kaddib markii lagu qiimeeyey inay isku dayeen falal qas iyo ammaanka qatar ku ah. Kismaayo oo...
View ArticleHanaqaadka Jubbaland & Hagardaamada Damu-jadiid.
Alla Mahad oo dhan u sugnaatay, Maqaal gaaban ayaan rabaa inaan kaga hadlo mar xalada cusub ee ay gashay Siyaasada Dawlada Jubbaland oo ku soo biirtay Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Federalka ah ee...
View ArticleGaroowe: Hay,adda KISIMA oo tababareysa sheybaristayasha xanaanada xoolaha...
Garoowe: (pp)- Qaar ka mid ah Sheybaaristayaasha ka howl gala wasaarada xanaanada xoolaha Puntland ayaa maanta hay,adda KISIMA ay Garoowe uga furtey tababar ku saabsan baaritaanada cudurada xoolaha....
View ArticleLONDON: Ururka Sahal oo bayaan adag kasoo saaray cadaalad xumada iyo...
Ururka Sahal ka dib markii uu u kuurgalay shir deg degt ah oo xulufada Xasan Shiikh (waxaana goob joo ahaa Gacan ku dhiigle Gaafow, Cabdikariim Guuled iyo xubno kale) ay 16-5-2015 ku yeesheen xarunta...
View ArticleOGEYSIIS: Jubbaland State oo looga dabaal degayo Minneapolis. USA
Waxaa shacabka Soomaaliyeed ee degan gobolada Jubbooyinka ee ku nool magaalada Minneapolis lagu wargelinayaa in 25-ka Bisha May looga dabaaldegayo magaalada Minneapolis doorashadii ka dhacday...
View ArticleXaflad lagu taageerayo jubaland oo Birmingham lagu qabanayo.
Waxaa jaaliyada Birmingham iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shirka loogu dabaal dagayo doorashada madaxwaynaha jubaland Ahmed Mohamed Islaan.( Ahmed madoobe) iyo Kuxigeenkiisa...
View Article110 Xildhibaan oo Isbaaro loogu dhigtay magaalada Muqdisho (Daawo Video)
Waxaa magaalada Muqdisho Isbaaro maanta loogu dhigtay 110 Xildhibaan oo ka tirsan DF ee Soomaaliya, kuwaas oo loo soo diray Ciidamo lagu sheegay inay yihiin Nabad sugida Df ee soomaaliya. xildhibaano...
View ArticleGaroowe: 1200 oo guri oo hay,adda World Vision ku wareejisey Barakacayaasha...
Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 oo guri kuwaasi oo hayada World Vision u dhistay barakacayaasha Garowe ku dhaqan. Wasiiro...
View ArticleJubba sheegtayaal xagee Jirteen by, C/qaadir Birir (Gabay Jubbaland- (Daawo...
<a href=”http://www.youtube.com/watch?v=pSo-cs_6GTM&feature=youtu.be“>Jubbasheegtayaal xagee Jirteen by, C/qaadir Birir (Gabay Jubbaland- (Daawo Video) </a>
View ArticleDowlada Federaalka ee Soomaaliya oo la sheegay in ay arruurinayso Ciidamo...
Warar naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in DF ee Soomaaliya ay arruurinayso Ciidamo Qabiil oo loo ekaysiinayo Xoogaga Al-shabaab , kuwaas oo la doonayo in ay qas iyo jahawareer ka...
View ArticleXeryaha Qaxootiga oo banaanbax aad u ballaaran looga taageeray Maamulka...
Kumanaan qof oo Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Jubbooyinka iyo shacab kale oo Soomaaliyeed oo ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka Soomaaliya ayaa banaanbax aad u ballaaran ku taageeray hogaanka Cusub...
View ArticleBARI: Wafdi Ka Socda Urur Siyaasadeedka HORSEED Oo Soo Afmeeray Socdaal ay ku...
Wafdi ka socda golaha dhexe ee urur Siyaasadeedka HORSEED oo uu hogaaminyay Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa socdaal kusoo maray degmooyinka Ufayn,Isku-shuban,Bali-dhidin iyo Carmo oo...
View ArticleKISMAAYO: Wafdi Caalamiya oo gaaray Kismaayo
Kismaayo: (pp)- Magaalada Xeebeedka Kismaayo, ahna Caasimada kumeel-gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxaa ka degey wafdi ka socda beesha Caalamka oo ka socda xarrumaha qaramada...
View ArticleGAROOWE: Safiirka Austaralia u fadhiya dalka Kenya oo Booqday Puntland-...
Garoowe:(pp)- Safiirka u fadhiya Austaralia dalka Kenya Geoff Tooth ayaa booqasho ku yimi caasimada Puntland ee Garoowe, iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada garoowe ay kusoo dhoweeyeen Wasiiro iyo...
View ArticleGarowe: Go,aamo laga soo saarey kaalinta haweenka PL ee doorashooyinka,Sawiro.
Garoowe: (pp)- Shir lagu qabtey xarunta PDRC ee Magaalada Garowe ayaa looga hadlay sidii haweenka ay doorkooda uga qaadan lahaayeen doorashooyinka dowladaha hoose ka dhici doona Puntland bartamaha...
View ArticleOGEYSIIS: Xaflada Jubbaland State, Copenhagen- Denmark
Ogeysiis: (PP)- Waxaa la ogeysiinayaa Dhammaan Jaaliyada Jubbaland State ee ku nool Magaalada Copenhagen iyo Nawaaxigeeda in la qaban doono Xaflad loogu dabaal-degayo dhismihii Dowlad goboleedka...
View ArticleGaroowe: Ururada Siyaasada Puntland oo Tababar loo furey Sawiro.
Garoowe: (pp)- Hay,adda National Democratic Institute NDI ayaa maanta tababar ku saabsan maareynta ololaha doorashooyinka Dowladaha hoose maanta uga furtey Magaalada Garowe Xubno ka tirsan Ururada...
View ArticleXog: Gudoomiyaha Gobolka Sh,hoose oo xilka Iska casilay,Waa maxay sababtu:
Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ee DF Somalia C/qaadir Shiikh Maxamed Nuur ayaa warqad uu u qorey xafiiska Madaxweynaha DF Xasan Shiikh Maxamud kaga dalbadey in laga aqbalo istiqaalo iscasilaad oo uu...
View ArticleBOOSAASO: Heshiis dhexmaray Jaamacada Bariga Africa(EAU) iyo Wasaarada...
Boosaaso: (pp)- Jaamacada Bariga Afrika ayaa ah Jaamacada ugu da’da weyn uguna balaaran deeganaada Puntland. Sidoo kale JBA waa jaamacada kaliya eel eh kukliyada Caafimaaadka iyo Cisbitaal u gaar ah...
View ArticleGarowe: 7 qof oo xukun dil ah Maxkamadu ku xukuntey ka dib dilkii Shiikh...
Garoowe: (pp)- Todobo ka mid ah dadkii ka qeyb qaatey dilkii AUN Shiikh C/qaadir Nuur Faarax ayaa maanta Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Gobolada Nugaal,Mudug, Sool iyo Cayn ku...
View Article