Baaq Nabadeed oo ku saabsan nabadgelyada iyo horumarka bulshaweynta reer...
Waxaa beryahan dambe soo ifbaxay dad tira yar oo leh dano gaar ah kuwaasoo mar walba danahooda gaarka ah ee gurracan ka hormariya danta guud ee shacabka nabadda jecel ee reer Puntland. Sidaanu wada...
View ArticleGaalkacyo: Wafti Baarlamanka Puntland oo Gaalkacyo kasoo degay,Sawiro.
Garoowe: (pp)- Wafti ka tirsan Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, halkaasi ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Gobolka Mudug, Kan Degmada, Saraakiil ka tirsan...
View ArticleAkhriso: Xaalada Ciidamada Puntland iyo Asluubta oo beenisey warar laga...
Bosaso: (pp)- Xafiiska Ciidanka Asluubta Puntland ayaa beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qeybteed oo sheegayey in ciidamo ka tirsan asluubta ay sameeyeen gadood . Xafiiska Ciidanka Asluubta...
View ArticleHAYLAND: Madaxweynaha Puntland oo Reer Hayland Xaflad Kala Qayb-Galay (Sawiro)
Hayland: (pp)- Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa Maalmahan ku Sugnaa Gobolka Hayland,waxana ay Shir lagu Taageerayo Xisbiga Horseed ay ku qabteen Degmada Dhahar. Wasiirka...
View ArticleKISMAAYO: Ergooyinka Dooranaya Madaxweynaha Jubbaland oo Saaka la isugu...
Kismaayo: (pp)- Iyadoo la soo dhammeeyey Ergooyinka dooranaya Madaxweynaha Jubbaland State of Soomaalia iyo Kuxigeenadiisa, ayaa saaka waxaa ka socda guddaha magaalada Kismaayo Daabulaada Ergooyinka...
View ArticleGaroowe: Bandhig Carwadeed Hidaha iyo Dhaqanka oo Maanta Garowe lagu...
Garoowe: (pp)- Xaflad ka dhacdey xarunta guriga Gobolka Nugaal magaalada Garoowe ayaa lagu soo bandhigey wax soo saarka xirfadlayaasha gacanta Puntland . Bandhig carwadeed lagu sharaxayey carwo ku...
View ArticleBosaso: Dowlada Puntland oo badmaaxiin u dhoofineysa Wadanka Kenya,Sawiro.
Bosaso: (pp) - Dowlada Puntland ayaa go,aamisey in dib wadankooda loogu celiyo 6 qof oo badmaaxiin ah oo u dhashey dalka Kenya,ka dib markii uu dekeda Bosaso kula xumaadey Markab ay ka shaqaynayeen....
View ArticleGaroowe: Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey xeerka Maxkamada Dastuuriga...
Garoowe: (pp)- Kulan maanta ay yeesheen Golaha Xukuumada Puntland ayaa lagu ansaxiyey xeerka Maxkamada Dastuuriga ah ee Puntland , iyadoona uu shir gudoominayey kulanka wasiirada Madaxweynaha Dowlada...
View ArticleMaamulka KMG ee Kismaayo oo ka hadley xilliga doorashada Madaxweynaha Jubaland.
Kismaayo: (pp)- Maamulka KMG ee Kismaayo oo warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegey in doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ay qaban doonaan labada maalin ee soo socota....
View ArticleGAROOWE: Kulan Wadatashi ah oo Looga Hadlay Sharciga Saxaafadda Puntland oo...
Garoowe: (pp)- Kulan wadatashi ah oo Labo maalmood uga soconayay magaalada Garowe suxufiyiinta, Ururada bulshada iyo warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgasha Puntland loogana dooday sharciga...
View ArticleGaroowe: Haweenka Puntland oo isu diyaarinaya ka qeyb galka doorashooyinka...
Garoowe: (pp)- Xarunta hayada PDRC ee magaalada Garowe ayaa maanta lagu qabtay kulan balaaran oo haweenka Puntland uga doodeen doorkooda ku aadan ka qaybgalka doorashooyinka golayaasha deegaanka...
View ArticleFaallo: Yagleelka Dowlada Jubaland iyo Bisaylka Dowlada Puntland.
Dib usoo noolaynta dawladii burburtay horaantii 1991-dii ayaa moodaa inay qaadatay mudo dheer. Waxaana umadii Soomaaliyeed ay ka hareen asaagood ama Caalamka, marka la eego xag Dhaqaale,Siyaasadeed,...
View ArticleKISMAAYO: Jubbaland State oo ku gudda-jirta Doorasho Madaxweyne iyo...
Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa waxaa gabo-gabo kudhow doorashada hogaamiyeyaasha cusub ee Jubbaland State ay yeelan doonto Sanaha soo socda, waxaana hadda si habsami u socda doorashada...
View ArticleKISMAAYO: Jubbaland State oo Madaxweyne Sharciga Federaalka ku dhisan...
Kismayo: (pp)- Waxaa Cod aqlabiyad maanta lagu doortay Madaxweyne Sh. Axmed Islaan (Madoobe) oo sidda aan marar badan aan soo ku tabinay loo badinayey inuu noqonayo Madaxweynaha Cusub ee Maamul...
View ArticleDaawo Sawiro Doorashadii Kismayo & Soo dhaweyntii Dowlada Puntland.
Doorashadii Madaxweynaha Jubaland ee Kismaayo loogu doortey Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa waxaa kasoo qeyb galey marti sharaf kala duwan oo ka socdey Odoyaasha, Ururada bulshada, Wakiilo ka...
View ArticleFaallo: Dhagoolow Maqal, Indhoolow Arag.
Kismaayo: (pp)- Yaab iyo Amakaag ayay ku noqotey qeybo badan oo Somalida ka mid ah markii ay warbaahinta ka maqleen Bare Aadan Shire (Hiiraale) oo leh waxaa la ii doortey Madaxweynaha maamulka...
View ArticleHAMBALYO: Jaalliyadda Washington DC iyo Nawaaxigeeda oo Hambalyo u diray...
Mudane Madaxweyne Islaam, Marka hore waxaan kugu salaamaynaa salaanta Islaamka: Salaamu calaykum wa raxmatullahi wa barakaatu. Marka kale, waxaan kuu soo gudbinaynaa hambalyo iyo bogaadin doorashada...
View ArticleJIGJIGA: Madaxweyne Cabdi Cumar oo u hanbalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee...
Jiggjiga: (pp)- Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa Hambalyo bogaadin ah u diray Madaxweynaha Cusub ee Jubbaland State Mudane Sheekh Axmed Islaam (Madoobe). Madaxweyne Cabdi Cumar oo...
View ArticleQurba-joogta Puntland ee Australia oo soo dhaweeyay doorashadii ka dhacday...
Qarbajoogta Puntland ee waddanka Australia ayaa aad u soo dhaweeyey doorashadii shalay ka dhacday Jubbaland ee lagu doortay madaxweynaha Jubbaland kuxigeenkiisa. Qurbajoogta Puntland ee Austaralia oo...
View ArticleMay 19-keeda oo magaalada London lagu qabanayo Shir looga hadlayo Fursadaha...
Waxaa lagu qabanayaa Magaalada London Kulan Muhiim oo laga hadlaayo looguna soo bandhigaayo maalgeleyaasha Caalamka siddii ay loogu sheegi lahaa Fursadaha ka jira Puntland oo ku aadan dhanka...
View Article