Waxaa shacabka Soomaaliyeed ee degan gobolada Jubbooyinka ee ku nool magaalada Minneapolis lagu wargelinayaa in 25-ka Bisha May looga dabaaldegayo magaalada Minneapolis doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo, looguna doortay Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa hogaanka Jubbaland State of Somaaliya.
Flyerka hoose kala soco waqtiga iyo goobta ay ka dhacayso Xaflada taageerada hogaanka cusuub ee Jubbaland State.
Puntlandpost.com