Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Sheekh oo Daaha ka rogay Siyaaasadihii u qarsoonaa (Warbixin)

Waxaa kulan culus Xalay Yeeshay madaxweynayaasha Puntland iyo kan Federaalka ah , iyadoo labada masuul ay ka doodeen arrimo khuseeya dastuurka Federaalka ee Soomaaliya oo ay Puntland horay ugu eedaysay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH: Iskac hubeysan oo Kismaayo ka dhacay duhurnimadii jimcaha ee...

Kismaayo: (pp)- Abbaarihii 13:45 ayaa waxaa magaalada Kismaayo dhinaceeda Koonfur galbeed loo yaqaan dalacadda saaranna wadada eeraboorka kismaayo aadda ka bilowday isku dhac hubaysan oo dhexmaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aljazeera oo ka hadashay Jubbaland State (Daawo- Video)

Aljazeera oo ka dashay  maamulka Jubbaland State iyo siddii lagu dhisay, waxaana lagu soo bandhigay Muuqaalo guud oo muujinaya shaqsiyaadka taageersan Jubbaland iyo kuwa ka soo horjeeda. Daawo Vide-ga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa wareey! Baddeennii markale la dhacyeey.

Akhristow aan ku billaabee madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu amray in Soomaaliya loo dooxo oo gosha looga wareemo caddaawaha dhul boobka ah. Waxay ahayd Sanaddii 2009-kii bishii Abriil 7-deedii markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudane Madaxweyne Xassan: Waxaan kuu maleeyey; mise waxaad noqotay; mise...

Horudhac: Markii la doortay madaxweyne Xassan Shiikh Maxamud waxaan ugu deeqay September 12, 2012 wax lacag iyo dahab ka qiimo weyn oo ah TALO tilmaan u ah tubta toosan si uusan u turaanturoon;...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Taariikhi ah oo lagu Taageerayo Jubbaland State oo lagu qabtay –...

Xaflad aad u wanaagsan ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada , cafladaas oo ay ka soo qayb  galeen boqolaal qof oo ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka, kuwaas oo taageero u muujiyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafladii Dawlad Goboleedka Jubaland Norway (Sawiro- Video)

Xaflad ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Jubaland Norway ayaa xalay oo taariikhdu ahayd 08/06/2013 lagu qabtay magaalada Oslo ee dalka boqortooyada Norway. Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen dhamaanba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Badbaadada iyo Horrumarinta Jubbaland oo ku baaqay in la taageero...

Waxaan marka hore mahad gara ah u celinaynaa illaahay (SWT) , intaas kaddib waxaan salaamaynaa shacabka Jubbooyinka meelkasta oo ay joogaan iyo hogaanka cusub ee Jubbooyinka oo 15-kii May lagu doortay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqaynta dhacdooyinka oo ay ka hadleen Axmed Madoobe, Gen. fartaag, Xasan...

Dhacdooyinka Todobaadka oo lagu soo qaatay Chanelka Somalichanel iyo dhacdooyinkii ka dhacay magaalada Kismaayo, ayaa dhacdooyinkaas waxaa ka hadlay  Madaxweynaha iyo M/kuxigeenka Jubbaland State,  oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Madaxweynaha Jubbaland state oo ku soo laabtay magaalada Kismaayo...

Kismaayo: (pp)- Madaxweynaha Jubbaland State Axmed Islaam (Axmed madoobe) iyo wefdi uu hogaaminayey  ayaa ku soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka J/hoose. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma qabo in maamul Jubbaland ay leedahay in looga hadlo Muqdisho” (Garaad Ciid)

Garoowe: (pp)- Garaad C/laahi Ciid oo ka mid ah Isimada ka soo jeeda deegaanada Jubbaland iyo Puntland ayaa eedayn xoogan usoo jeediyey dowlada dhexe ee Federaalka ee Soomaaliya. Garaad C/llaahi Cali...

View Article

Garoowe: Caruurta Puntland oo laga talaali doono cudurka dabaysha.

Garoowe: (pp)- Puntland waxaa kusoo fool leh taalaalka caruurta ee cudurka dabaysha kaasi oo la qorshaynayo in lagu talaalo caruur tiradoodu dhan tahay 250,000 oo ku kala sugan Gobolada iyo Degmooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: 388 Ardey oo dhameysatey Waxbarashada Dugsiga sarre oo xaflad Garowe...

Garoowe: (pp)- Ardaydii dhameysatey sanad dugsiyeedka 2013 ee dugsiga sare Gambool magaalada Garowe ayaa maanta xaflad ay ku sameysteen hoolka shirarka Jaamacada PSU ee Magaalada Garowe waxaa kazoo...

View Article


Kismaayo: Dowlada Jubaland oo diidey ka qeyb galitaanka shir Madaxda DF...

Kismaayo: (pp)- Maamulka Jubaland ayaa qaadacay ka qeyb galka shir DF Somalia ay qaban qaabineyso oo la doonayo in Muqdisho lagu qabto oo ay masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Federalku sheegeen in uu...

View Article

Shirkad Turkiya oo lagu wareejiyey Maamulka garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Muqdisho: (pp)- Shirkad Ajnabi ah oo laga leeyahay dalka Turki-ga ayaa lagu wareejiyeymaamulka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho sida lagu shaaciyey shir ay Muqdisho ku yeesheen golaha xukuumada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hargeysa: Somaliland oo diidey in Xafiiska UNSOM laga furo...

Hargeysa: (pp)-Maamulka Somaliland ayaa shaaciyey inay diideen furitaanka xafiiska siyaasada Somalia ee Qaramada Midoobey UNSOM oo laga furo deegaanada Somaliland, ka dib kulan ay wada yeesheen Madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Sahal oo jawaabcad ka bixiyey shirkii shirqoolka ahaa ee Xuseen Carab...

Ururka Sahal ka dib markii uu u kuurgalay shir saxaafadeed ay 14-6-2013 magaalada Nairobi ku qabteen Xuseen Carab Ciise, Maxamuud Guure iyo xulufadooda kaasoo loogu talogalay in beesha caalamka looga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhacdo ugub ah oo ka dhacday Nairobi , maxayse ku kala duwan yihiin Muqdisho...

Waxaa shalay ka dhacay magaalada Nairobi kulan lagu sheegay inuu Caalami yahay oo ay ka qayb galeen Safaaradaha shisheeye iyo ururo kale oo Caalami ah oo aan la aqoon cida ay wakiilka ka yihiin isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway (Kjell Magne Bondevik) oo hada ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen, Shire oo Weeraray siyaasada DF iyo la shaqaynta Al-shabaab , kuna...

Madaxweynaha Puntland Gen. C/samad Cali Shire oo maanta dulmaray taariikhdii Puntland iyo wejiyadii ay soo martay, ayaa  dhanka kale  ku eedeeyey dowlada Federaalka inay kalkaalisay cadowga Al-shabaab...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live