Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga dooday Nabadgelyada Jubbooyinka oo ka dhacay Kismaayo (Warbixin)

Magaalada Kismaayo , gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa 4tii casho ee la soo dhaafay waxaa ka socday shir looga hadlayey adkeynta arrimaha amaanka ee magaalada Kismaayo,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Odoyaal soo saarey bayaan lagu cadeynayo mulkilaha Hotel guul ,...

Odoyaal kazoo jeeda Beesha Cali Saleebaan ayaa bayaan ay maanta Bosaso kazoo saareen waxay si kulul ugu beeniyeen jiritaanka warar ay odoyaashu ku tilmaameen inay yihiin kuwo been abuurad ah oo laga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Ganacsato Codsi U diray Dowlada Puntland,Sawiro.

Bosaso: (pp)- Ganacsato shidaalka ka keeni jirtay wadanka Yaman ayaa dowlada Puntland ka codsaday in ay dib u fasaxdo Ganacsiga shidaalka ay ka keen jireen dalka Yaman,ka dib kulan ay isugu yimaadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Puntland oo u dabaal dagtey...

Munaasabado  lagu xusayay maalinta Carruurta Afrika ayaa lagu qabtey maagaalooyinka Puntland Sida Bosaso iyo Garowe, waxaana kasoo qeyb galay xafladahaasi Caruur, Haween,Masuuliyiin ka tirsan Dowlada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa ku dhacay G8 ka qayb galkeedii oo ku beegnayd 17-18-ka , Madaxweynahana...

Waxaa maanta ku beegnayd 17-18 qabsoomida shirka G8 -ka , oo madaxweynaha DF ee soomaaliya uu horay u sheegay inuu ka qayb galayo, ayaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay,  wuxuuna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Maamulada degmooyinka iyo Gobolada Karkaar iyo Bari oo kulan Bosaso...

Bosaso: (pp)- Kulan Aqoon iswaydaarsi ah oo ay qeyb galeen Guddoomiyaasha degmooyinka Qardho,Bosaso iyo Bandar Bayla,maamulka gobolka Bari,maamulka Gobolka Karkaar iyo Waaxyaha Biyaha,Waxbarashada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Talaalka Cudurka Dabaysha oo laga bilaabey Deegaanada Puntland,Sawiro.

Garoowe: (pp)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta ka furey Magaalada Garowe ololaha Maalmaha Talaalka Cudurka Dabaysha ee caruurta oo ka bilowday deegaanada Puntland....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Ciidanka Dekeda oo la barayo Shuruucda Maaliyada,Sawiro.

Bosaso: (pp)- Ciidamada Ilaalinta Canshuuraha Dekeda Bosaso ayaa tababar ku saabsan Shuruucda Maaliyadeed iyo waajibadkooda shaqo uu uga ka furmay Iskuulka Ciidamada Dekeda Bosaso ee xarunta G/bari....

View Article


Nayroobi: Xillibaan Xoosh oo sheegey in lagu weerarey magaalada Nairobi.

Nairobi: (pp)- Labo siyaasi oo ka tirsan xillibaanada DF Somalia ayaa sheegey inay ka badbaadeen weerar magaalada Nairobi ay kala kulmeen saddex nin oo ku hubeysan bastoolado, kuwaas oo ay sheegeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH: Yasiin Nuur Gaas (Yaasin Raadaar) oo dhaawac culusi gaaray

Ku xigeen maamulka kumeelgaarka ah ee Jubbooyinka Yaasiin Nuur Gaas ayaa waxa uu saaka abbaaro 11:00 subaxnimo ku dhaawacmay rasaas ay fureen koox maleeshiyo oo taabacsan Col. Barre Aadan Shire (Barre...

View Article

Sidee Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Fedraalka ah ay isula shaqeyn karaan?...

Waxaa lagu qabtay dalka Maraykanka Dood ku aadanayd  Sidee maamul goboleedyada iyo Federaalku u wada shaqayn karaan, waxaana Doodaas lagu casuumay Sadex aqoonyahan oo ku wada nool dalka Maraykanka ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Puntlandtv oo caawa hawada soo galay ka dib Muddo 15 sano ah oo uu...

Garoowe: (pp)- Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Puntland ayaa hambalyo iyo bogaadin bulshada reer Puntland ugu direy tixaabadii kowaad ee Tv-ga Puntland oo lagu guuleystey in hawada si toos ah caawa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Kulan u furmey labo beelood iyo Dib u xasuusin heshiisyo horey u wada...

Boosaaso: (pp)- Kulan loogu magac darey ardaaga Nabada oo dhex marayey labo beelood oo ka tirsan beelaha gobolka bari ayaa ka furmey galinkii danbe ee shalay magaalada Bosaso . Waxaana kazoo qeyb galay...

View Article


Somaliland oo Hargeysa ka celisay diyaarad ay DF Somalia ogolaansho soo siisay.

Hargeysa : (pp)- Maaamulka Somaliland ayaa maanta hawada ka celiyey diyaarad sidey rakaab oo sida la sheegey ruqsad ogolaanshiyo ka haysatey DF Somalia xilli ay rabtey diyaaradan inay ku degto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Kulan looga hadlayo khatar tahriibta oo loo qabtey dhalinyaro,Sawiro.

Bosaso: (pp)- Kulanka oo ay kasoo qayb galeen maamulka Gobolka Bari,maamulka degmada Bosaso,Xubno ka tirsan Xukuumada,Dhalinyaro iyo hogaamiye dhaqameed ayaa ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta...

View Article


Warbixin: Baarlamanka Puntland oo ka doodaya xiriirka Puntland iyo Dowlada...

Garoowe: (pp)- Baarlamanka Dowlada Puntland oo ku guddo jira kalfadhigooda 30-aad ee goluhu uu kaga doodayo 10 ajande oo qaarkood culculus yihiin ayaa dood adag lagu wadaa inay ka yeeshaan qodobka 10...

View Article

Garoowe: Dhaawacyo Kismaayo laga keenayo oo berito Puntland laga soo...

Garoowe: (pp) Dhaawacyo ka mid ah dadkii ku dhaawacmey dagaaladii ka dhacay labo todobaad ka hor Magaalada Kismaayo  ayaa maalinta berito ah lagu wadaa in laga soo dejiyo Garoomada Puntland sida ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Xal u helida Caruurta la kala fogeeyo oo W,haweenka PL iyo Culimadu...

Garowe: (pp)- Wasaradda haweenka iyo arimaha bulshada ee Qoyska Puntland ayaa maanta kulan ku saabsan sidii looga hortagi lahaa tacadiga haweenka iyo kala fogaynta caruurta wada dhalatay u qabatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan sare oo ka tirsan baarlamaanka kenya oo ka hadlay arrimaha...

Xildhibaan sare  Ilyaas barre Shiil ayaa waqti uu socdaal ku marayey deegaanada W/bari ee Kenya ayaa ka hadlay Xaalada Jubbooyinka iyo dadka ku haya in aysan degin Jubbaland. Dhegeyso Qaybtii koowaad...

View Article

Somalia: Puntland Strongly Condemns Terrorist Attack on U.N. Compound in...

PRESS RELEASE 20 June 2013 Puntland Government condemns in the strongest terms the heinous and evil attack on the U.N. compound in Mogadishu on June 19th, where scores of people were killed in a...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>