Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya Caabudwaaq “Sawirro”

Caabudwaaq(pp) Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rugta Ganacsiga Jubba oo xafiis cusub ka furtay magalada Kismaayo(Sawirro)

Kismaayo(pp) Rugta ganacsiga Jubbooyinka ayaa maanta soo bandhigay xafiis cusub oo ay ka furteen xarunta mamulka KMG ah Jubba ee magalada Kismaayo. Xafiiskaan cusub ayaa noqon doono mid ka qayb qaata...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka cusub ee wasaaradda Deegaanka Puntland oo xilka la...

Garowe(pp) Wasiirka cusub ee wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta Puntland ayaa maanta xilka si rasmiya ugala wareegay wasiirkii hore,ka dib munaasibad ka dhacday isla xarunta wasaaradda. Waxaa kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismayo:Al-shabab oo wada hadal ka dib fasaxday Shirkada Hormuud ee Jubbooyinka

Kismaayo(pp)Ururka Alshabab oo ka dagaalama qaybo ka mid ah gobaladda dalka ayaa mudo lix bari ka hor waxa uu xayiraad dul dhigay shirkada isgaarsiinta Hormuud qaybta Jubbooyinka. Waxay horay u diideen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso:Madaxwaynaha Puntand oo ka hadlaya booqashadiisa Muqdisho(Sawirro)

Muqdisho(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntlad Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Muqdisho xarunta Somalia. Masuuliyiinta dowladda qaar ka mid ah ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo:Madaxwaynaha Mamulka Jubba oo la kulmay wafdi ka socda QM(Sawirro)

Kismaayo(pp) Madaxwaynaha mamulka KMG ah ee Jubba ayaa inta uusan kasoo duulin magalada Kismaayo waxa uu kulan kula qaatay xarunta madaxtooyadda wafdi ballaaran oo ka socda Qaramadda Midoobay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Ururka Aaran oo deeq buug ah soo gaarsiiyay Jaamacadda PSU(Sawirro)

Garowe(pp) Urur maxali ah oo ka dhisan wadanka australia lana yiraahdo Aaran ayaa deeq buug ah soo gaarsiiyay Jaamacadda Puntland state university (PSU),waxana deeqdaasi buugta ah loogu talo galay in...

View Article

Xasan Shiikh oo casho Villa Somalia ugu sameeyay Dr.Gaas,A,Madoobe iyo...

Muqdisho(pp)Madaxwaynaha dowladda dhexe ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa caawa madaxda ka socota Puntland iyo Jubba ku caasumay casho sharafeed uu ku sameeya xarunta madaxtooyadda,halkaasoo ilaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa hogaamiye ku...

Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda TADAMUN oo soo bandhigtay waxqabadka sanadkii tagay(Sawirro&Dhagaysi)

Bosaaso(pp) Hay’adda Wadaniga ah ee TADAMUN oo ka howl gasha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa maanta xafiiskeeda magalada Bosaaso kuoo bandhigtay arrimihii ugu waa waynee ee sanadkii tagay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War deg deg ah:Madaxwaynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garowe

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland iyo wafdigii la socday ee kasoo qayb galay Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameeyay RW hore ayaa galabta dib ugu soo laabtay magalada Garowe. Maadaxwayne ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirrada:Maamuuska qaran ee lagu aasay RW hore ee Somalia

Muqdisho(pp) Maanta oo Jimce ah ayaa lagu aasay magalada Muqdisho allaha u raxmadee RW hore ee Somalia Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo todobaadkii hore ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Haddaba Aada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-saxaafadeed:Madaxwayne Gaas oo Garowe kusoo laabtay(Sawirro)

Jimce, Garowe, 07, 02, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo guryo noqday magaalada Garowe ka dib socdaal laba maalin qaatay oo uu Muqdisho uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mamulka Gaalkacyo oo ka digay Qaadka Kontorobaanka ah (dhagayso)

Gaalkacyo(pp) Mamulka magalada Gaalkacyo ayaa ka digay qaadk(jaadka) sida aan sharciga ahayn loosoo galiyo gudaha magalada Gaalkacy,kaasoo lagu tilmaamay inuu saamayn ku yeeshay qaadista canshuurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis:Fariin Ka Timid Gudoomiyaha Degmada 6’aad, Mudane Abdi Warsame

Minneapolis(pp)Gudoomiyaha Degmada 6’aad ee Magaalada Minneapolis Mudane Abdi Warsame ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray xafiiskiisi ee ku aadan xiisadaha siyaasadeed ka taagan Magaalada Minneapolis iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Wasiirradda Somalia oo soo bandhigay qorshahooda(Sawirro)

Muqdisho, February 08, 2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho:Madaxwaynaha DF oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Brundi(Sawirro)

Muqdisho, 08 February 2014 – Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorka Burundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Kulanka Xusuusta Ay Umadda...

Kulan loogu magac daray Xusuusta ay Umadda Soomaaliyeed ka dhaxashay Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka Mudane C/risaaq Xaaji Xuuseen ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu qabtay Hotelka Jazeera ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasiirka cusub ee Qorshaynta Pl oo xilka la wareegay(dhagayso)

Garowe(pp)Wasiirka cusub ee wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Puntland ayaa maanta xilka si rasmiya ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaradda,ka dib munaasibad ka dhacday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Wasiirka Dekaddaha PL oo xilka la wareegay(Sawirro)

Bosaso(pp) Munaasibad uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda dekadaha,gaadiidka badda iyo la-dagalanka burcad badeedda ayaa maanta lagu qabtay dekmadda magalada Bosaso,halkaasoo ay kasoo...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>