Garowe:Taliyaha ciidanka Puntland oo qaraxii Gaalkacyo Shabab ku...
Garowe(pp) Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa ku eedeeyay qaraxii ka dhacay magalada Gaalkacyo kooxda alshabab,ka dib waraysi uu siiyay Radio...
View ArticleFanaan Cali Dhaanto oo Garoowe oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey (Video)
Waxaa magaalada Garoowe si diiran loogu soo dhaweeyey Fanaanka weyn ee loo yaqaan Cali Dhaanto, isagoo la socday Wafdigii ka yimi Kililka ee ismaamulka Federaalka Ethiopia. Daawo Caasho Geelle oo soo...
View ArticleOgeysiis ku socda Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Holland
Ogeysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Dalka Holland, Fadlan nagala soo qaybgala Xaflad lagu soo dhawaynayo doorashadii Dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Puntland State of Somalia iyo Curashaddii Dawlad...
View ArticleXafladii caleemo saarka madaxda Puntland oo soo dhamaatay(sawirro)
Garowe(pp) waxaa goor dhawayd soo dhamaatay xafladii lagu caleemo saarayay madaxda cusub ee dowladda Puntland,iyadoona xafladu ay ahayd mid taariikhi ah oo nooceeda aan wali soo marin Puntland. Madax...
View ArticleBosaaso:Ciidanka Puntland oo howlgal ku dilay saddex ka tirsan Alshababka...
Ciidanka ammaanka dowladda Puntland oo saakadii hore howlgal dagaal ka fuliyay buuraha Galgala ayaa la sheegayaa inay saddex shabab ka tirsan ku dilleen todobo kalena ay ku dhaawacmeen sida uu...
View ArticleGarowe:Axmed Madoobe iyo wafdigii la socday oo saakay ka duulay magalada...
Garowe(pp) Waxaa saakay magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ka dhoofay wafdigii uu hoggaaminayay madaxwaynaha mamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan(A.Madoobe) oo ka qayb galay xaflada caleemo saarka...
View ArticleGarowe:Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Midowga Yurub(Sawirro)
Garowe(pp) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maantey madaxtooyada shir kula yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Wafdigaan uu la kulmay Dr.Gaas waxaa horkacayay...
View ArticleGarowe:Gollaha sare ee Hay’adda Wadooyinka Puntland oo mar kale...
Garowe(pp) Waxaa maantay xarunta Hay’adda wadooyinka Dowladda Puntland ee Garowe ka furmay shirkii labaad ee ay yeeshaan guddiga sare ee hay’adda PHA,ee uu magacaabay madaxwaynihii hore ee Pl Mudane...
View ArticleJAALIYADDA REER PUNTLAND EE COLUMBUS OHIO USA OO SAGOOTINEYSA MAAMULKII HORE,...
dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer columbus, Ohio waxaa la ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan , xaflad lagu taageerayo Madexweynaha cusub ee Puntland State of Somalia, HE Dr. Abdiwali Ali Gaas...
View ArticleBosaso: Wasaarada Amniga Puntland oo soo Bandhigtay Walaxaha Qarx oo lagu...
Bosaso(PP): Wasaaradda Amniga Dowlada Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso saxaafada ugusoo Bandhigtay agabyo ay isticmaali jireen ururka Al-shabaab ee fariisinka ku lahaa Deegaanka Gal-gala....
View ArticleGollaha xukumadda Somalia oo kulan howleed yeeshay(Sawirro)
Muqdisho, January 26, 2014Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee...
View ArticleGarowe:Siyaasi Cali M.Geedi oo Garowe lagu marti qaaday(Sawirro)
Garowe(pp)Siyaasi Cali Maxamed Geeddi oo horey usoo noqdya reysal wasaarihii Soomaaliya xilligii allaha unaxariistee Dowladii Col.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa qado sharaf si weyn loo agaasimay loogu...
View ArticleDibad bax lagu taageerayo ciidanka Kenya oo Kismaayo ka dhacay(Sawirro)
Kismaayo(pp)Dibad-baxyo ballaaran oo shacabka Jubbada hoose ay ku muujinayeen taageerada ay ciidanka Kenya ee AMISOM ka tirsan u hayaan ayaa maantay ka dhacay magaalooyin ay ka mid tahay Kismaayo....
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo la kulmay xildhibaanada(sawirro)
Isniin, Garowe, 27, 01, 2014. Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qado sharaf ku casumay mudanayaasha Baarlmanka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Mudane...
View ArticleReer Boqor Muuse Yuusuf Boqor Cismaan oo baaq soo saaray(Akhriso)
KU: DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA KU: ISIMADA DAAROOD IYO KUWA DEEGAANADA PUNTLAND KU DOWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND KA: REER BOQOR MUUSE YUUSUF BOQOR CISMAAN BISMISILAAHI RAXMAANI RAXIIM Anagoo ah qoyska...
View ArticleGarowe:Jaamacadda Barifa Africa oo dhisme cusub lagu kordhinayo(Sawirro)
Garowe(pp)Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garoowe Waxaa lagu wadaa in isbedel dhanka Dhismaha ah laga hirgasho iyadoo Madaxda Jaamacada ay Saaka Dhagax dhigeen Xarunta Maktabada u noqonaysa Jaamacada...
View ArticleGarowe:Qof shacab ah oo caawa lagu dilay magalada Garowe
Garowe(pp) Maxamuud Maxamed Faarax(Xamari) oo la dhashay Nabadoonka Beesha Layl-kase ee Gobalka Nugaal ayaa caawa lagu dilay magalada Garowe xarunta Puntland. Dilka Xamari ayaa dhacay ka dib markuu...
View ArticleGuddiga sare ee Hay’adda Wadooyinka PL oo hoggaan doortay(Sawirro)
Garowe(pp) Guddiga sare ee hay’adda wadooyinka dowladda Puntland ayaa maanta iska dhex doortay gudoomiye iyo ku xigeen,ka dib kulan ay maalmihii ugu danbeeyay ku la haayeen magalada Garowe. Guddiga...
View ArticleWar deg deg ah:Gollaha wasiiradda Puntland oo goor dhow lagu dhawaaqi doono
Garowe(pp) Qaybaha kala duwan ee warbaahinta magalada Garowe ayaa looga yeeray xarunta madaxtooyadda Puntland,halkaasoo saacadaha soo socda lagu shaacin doono liiska magacyadda wasiiradda cusub ee...
View ArticleWar deg deg ah:Liiska wasiiradda Puntland oo lagu dhawaaqay
Garowe(pp) Agaasimaha guud ee madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa hadda warbaahinta u akhrinaya magacyadda wasiiradda cusub ee dowladda Puntland. Cali Xaaji Warsame waxaa laga dhigay wasiirka...
View Article