Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

War deg deg ah:Liiska wasiiradda Puntland oo lagu dhawaaqay

$
0
0

Garowe(pp) Agaasimaha guud ee madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa hadda warbaahinta u akhrinaya magacyadda wasiiradda cusub ee dowladda Puntland.

Deg de gCali Xaaji Warsame waxaa laga dhigay wasiirka waxbarashadda Puntland,Saadiq Eenow waxaa laga dhigay wasiirka Caafimaadka,wasiirka amniga waxaa laga dhigay Xasan Aloore waxaa laga dhigay wasiirka amniga Puntland.

Wali way socotaa akhrinta magacyadda wasiiradda cusub.tiradda wasiiradda waa 44.wasiir.

Goor dhow naga fisho magacyadda wasiiradda cusub.

Cali Cabdi Ducaale

Puntlandpost.com

Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>