Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW DF ee Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Itoobiya

Muqdisho(pp) Ra’iisulwasaraha dowladda federaalka ah ee Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa caawa u dhoofay dalka Itoobiya isaga iyo wafdi uu horkacayo. Cabdiwali Shiikh Axmed iyo wasiiradda la socda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Ingiriista oo amartay muwaadiniinteeda inay Somalia isaga soo baxaan

Muqdisho(pp)Dowladda Ingiriiska ayaa war bixin ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay ugu baaqayso dadka haysta dhalashada dalkeeda ee ku sugan guud ahaan dalka Soomaaliya inay si deg deg ah isaga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Marxuum Saciid Cabdi Garcade

Waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa dhammaan reer Said Cabdi Faarax Garcade & Reer Faarax Garcade , annagoo uga tacsiyeynaynaa geeridii Ku timi Adeer Saciid Cabdi Garcade oo ku geeriyooday deegaanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Buundada Sunijiif, Raashina ku...

Talaado, Garowe, 18, 02, 2014- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta socdaal ugu baxay deegaano ka mida gobolka Nugaal kaasi oo iskugu jiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo cudurka Sambabka ka talaalaysa 2-Malyan oo neef (Dhagayso)

Garowe(pp) Wasaaradda xananada xoolaha dowladda Puntland ayaa dhowaan bilaabi doonta barnaamij ballaaran oo labo malyan oo neef oo Ari ah lagu samayn doono tallaalka ka hortaga cudurka halista u ah ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamanka oo khudbad ka jeediyay Shirka Ururka Iskaashiga...

(War-saxaafadeed) Afhayeenka Baarlamanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad ka jeediyey shirweynaha 9aad ee dalalka Iskaashiga Islaamka OIC kaasi oo maanta si rasmi ah uga furmay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo oo dad siyaabo kala duwan loogu dilay iyo ammaanka oo caawa la adkeeyay

Kismaayo(pp) Tan iyo markii xalay la dilay allaha u naxariistee Taliyihii ciidanka ammaanka mamulka Jubba ayaa waxaa magalada Kismaayo laga bilaabay howlgalo kala duwan oo amniga lagu adkayno. Ilaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW.Somalia oo booqasho rasmi ah ku yimid Nairobi (Sawirro)

(War-saxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay madax ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo ka hadlay ammaanka Gobalka (Dhagayso)

London(pp) Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo safar shaqo ku jooga magalada London ayaa waraysi uu galabta siiyay BBC waxa uu kaga hadlay xaalada ammaanka ee Gobalka iyo sida ay u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe:Wasiirka warfaafinta Puntland oo xilka la wareegay

Garowe(pp) Wasiirka cusub ee wasaradda warfafinta Dowladda Puntland Cabdiwali Xirsi Indho-guran ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Abwaan Axmed Shiikh Jaamac ka dib munaasibad maanta Garowe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland Ma ka Cayaari Doontaa Door Hoggaamineed Arrimaha Federaalka iyo...

Madaxweyne Cabdi Weli isagoo ka jawaabaya baahida reer Puntland ay u qabaan dimoqraadiyaynta wuxuu ku ballan qaaday dhowr wareysiyo oo uu bixiyey doorashadiisii ka dib inuu dalka gaarsiin doonaa 2019...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kumanaan Soomaali ah oo u baahan gargaar bini’aadanimo (Warbixin)

Muqdisho(pp) Kumaaan Soomaali ah ayaa la sheegay inay u baahan yihiin gargaar bini aadantinimo oo deg deg ah si loogu maareeyo nolashooda oo laga dayriyay. Ninka u qaabilsan Qaramadda Midoobay arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Bashiir Axmed”Soomaaliyeey ileen sidan waan samayn karnay” Dhagayso

Garowe(pp) Gudoomiyaha hay’adda culimadda Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigay habkii ay culimadda Puntland u maamuleen dhaqaalihii iyo xoolihii dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha PL oo kaarka Aqoonsiga qaatay (Warbixin&Sawirro)

Garowe(pp) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta shacabka Puntland ku dhiiri galiyay inay qaataan kaarka aqoonsiga Puntlander-nimadda,kaasoo uu ku tilmaamay inay...

View Article

Garowe oo looga dhawaaqay Dalad ay ku midaysan yihiin Dugsiyada Qur’aanka...

Garowe(pp) Dalad ay ku midaysan yihiin Dugsiyada lagu dhigo qur’aanka kariimka ah ee ku yaala Gobaladda Puntland ayaa maanta looga dhawaaqay magalada Garowe. Munaasibad lagu soo bandhigayay Daladaan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan hordhac ah la qaatay Madaxweyne Yuweri...

Kampala  (PP) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan hordhac ah la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni  iyagoo ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Magalada Kismaayo oo waraysigii ugu horeeyay bixiyay (Dhagayso)

Kismaayo(pp) Gudoomiyaha magalada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timajilic) oo maanta loo magacaabay masuulka ugu sareeyay magalada Kismayo ayaa sheegay marka hore inuu xooga saari doona ammaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad faro badan oo isaga cararay Degmada Huriwaa ka dib dagaalo culus iyo...

Muqdisho(pp) Degmadda Huriwaa oo ka tirsan Gobalka Banaadir ayaa waxaa ka bilowday in qoysas faro badan ay go’aan ku gaareen inaysan kusii noolayn karin ka dib markii habeenadii lasoo dhaafay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimihii Xafiiska Raysalwasaaraha oo ku Geeriyooday Weerarkii Lagu Qaadey...

Muqdisho (PP) Waxaa wali soo baxay wararka ku saabsan Weerarkii lagu qaaday xarunta  madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo Khasaaraha dheeraad ah iyadoo ay ka hadleen mas’uulyihin ka tirsan Dowlada...

View Article

Madaxweynaha: “Dib u kabashada Soomaaliya way sii soconeynaa si looga...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay weerarkii Maanta lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho wuxuu sheegay Madaxweynaha in ay sii...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>