Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo:Dib u eegis Balanqaadyadii Turki-ga ee Puntland iyo Eedeynta...

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ku dhaliiley Dowlada Turki-ga inaysan kasoo bixin balan-qaad Puntland ay la gashey, isagoona sheegey in Turki-gu qorshaha wax-qabad ee Somalia uu ka dhawaajiyey in uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland oo la dooran doono wixii ka danbeeya...

Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta lagu xareeyey Jaamacadda Magaalada Kismaayo Odoyaashii soo xuli lahaa ergeyda beelaha ee dooran lahaa Madaxweynaha Maamulka Jubballand State, kuwaas oo %80 la xareeyey sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulliyadda Tababarka Macalimiinta GTEC oo lagu soo kordhiyey Waxbarashada...

Garoowe: (pp)-Maamulka kulliyada tababarka macalimiinta ee GTEC magaalada Garowe ayaa maanta daah furey barnaamij waxbarasho oo heer degree ah oo ay ka faa,iideysan doonaan 100 ardey oo labo sano soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Midowga Afrika oo dhaleecaysay Dilkii Wariye Maxamed Ibraahim Raage

Muqdisho: (pp)- Wakiilka gaarka ah ee Midowga afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saleh Alnadif ayaa dhaleeceeyey dilkii Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka howlgeli jiray Idaacada Radio Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ankara: Somalida Wadanka Turki-ga oo ka qeyb gashey bandhig dhaqameed...

Ankara : (pp)- Wadanka Turki-ga Magaalo Madaxdiisa Ankara ayaa waxaa lagu qabtey Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen Ardey kala mataleysay Wadamo badan oo adduunka ka tirsan , kuwaas oo kusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Dekeda Magaalada Bosaso oo maalmahan laga dareemayo Dhaq dhaqaaq...

Bosaso: (pp)-Markab weyn oo ku xiran dekada magaalada Bosaso ayaa lagu raray 12,600 oo neef oo isugu jira Geel, Ari, iyo Lo, kuwaas oo loo qaadi doono Wadanka Sucuudi-ga, sida uu Saxaafada u sheegey...

View Article

Muqdisho: Baarlamanka Somalia oo ka shiraya DIfaaca Suxufiyiinta Gudaha Somalia.

Muqdisho: (pp)- Mudanayaasha Baarlamanka Soomaalia ayaa ku baaqey in difaac Adag loo sameeyo saxafiyiinta Sooomaaliyeed ee ka hawl-gala gudaha wadanka , kuwaas oo saameyn xoogan ku yeesheen dilalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe : Puntland oo laga daahfurey ololaha maalmaha talaalka caruurta, sawiro.

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed ayaa maanta furey ololaha maalmaha talaalka caruurta oo ka bilaabmey deegaanada Puntland. Kasoo qeyb galayaashii Munaasabad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ADDIS ABABA: Raiisal wasaaraha DF ee Ethiopia oo shaaca ka qaaday in...

Addis Ababa: (pp)- Raiisal wasaaraha DF ee Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadiisa uu kala baxayo Soomaaliya, isagoo sheegay in sababta ay ula baxayaan ciidamadooda ay ugu...

View Article


Kismaayo: WFP oo dib uga howl-galaysa Kismaayo ka dib muddo 5 sano ah.

Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa gaarey wafti ka socda barnaamijka cuntada Adduunka ee WFP iyo hay,addo kale ,kuwaas oo maamulka kismaayo uu halkaasi kusoo dhaweyey. Ujeedada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: R.W.oo maanta kormeeray xarumaha tababarka ciidamada iyo Wasaaraddo...

Muqdisho: (pp)- Ra’iisal Wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha tababarka ciidamada, iyo goobo kale, sida, Xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Amaanka Kismaayo oo la adkeeyey iyo Doorasho deg deg ah oo la...

Kismaayo: (pp)- Magaalada Kismaayo ayaa guddaheeda laga dareemayaa Amaanka oo aad loo adkeeyey , iyadoo jidadka muhiimka ah ee magaalada soo gala ay taagan yihiin Ciidamada AMISOM ee Kenya iyo kuwa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Xuska Maalinta Cudurka Malaariyada oo maanta Lagu qabtey Magaalda...

Garowe:(pp)- Xuska maalinta Malaariyada Adduunka ayaa maanta lagu qabtey Xarunta wasaarada Caafimaadka Puntland,waxaana kasoo qeyb galey masuuliyiinta wasaarada Caafimaadka, Wakiilo ka tirsan...

View Article


War deg deg ah: Shirqool lagu fashiley Bada Kismaayo, Saraakiil iyo ciidan...

Kismaayo: Bada magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay saraakiil uu ku jiro Col. Barre Hiiraale iyo xoogaa Maleeshiyo oo la socday, kuwaas oo gacanta lagu soo dhigay , loona gudbiyey ciidamada Kenya ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: 22 sano ka dib safaarada Ingiriiska oo dib looga furey Wadanka...

Muqdisho: (pp)- Xog-haya Arrimaha Dibbada Dowlada Ingiriiska William Hague oo maanta safar ku tagey magaalada Muqdisho ayaa furey Safaaradii UK ee Muqdisho 22 sano kadib,isagoona jariga si rasmiya uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: Odoyaasha Kismaayo oo qorsheynaya inay la kulmaan barre hiiraale...

Kismaayo: (pp)- Dareenka magaalada kismaayo ayaa ka bedelan sidii horre waxaana jirta aragtiyo kala duwan oo qeybaha bulshada Jubbooyinku ay ka bixinayaan Hogaamiye kooxeed ka tirsanaan jiray Dooxadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabab oo dagaal ka dhex dhashay ka dib dhaawacii Al-Amriiki.

Wararka aanu ka helayno deegaan la yiraahdo Raama-caddey oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeya kooxo ka wada tirsan Alshabab , kuwaas oo la sheegey inay isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulayaasha Dugsi-yada Sarre Puntland oo Garowe Kulan uga furmey,Sawiro.

Xarunta Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal Magaalda Garoowe ayaa maanta waxaa ka furmey Tababar 5 cisho socon doona ayna ka qeyb galayaan Maamulayaasha Dugsiyada Sarre ee Puntland ku yaal gaar ahaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Xabsiga Cusub ee Garoowe oo loo dhagax dhigey Beer uu yeelan doono...

Garoowe: (pp)- Wasiirka Beeraha iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland ayaa maanta dhagax dhigey dhismaha beer loogu talo galey Xabsiga Cusub ee dhismihiisu ka soconayo Magaalada Garowe, iyadoona ay...

View Article

Garoowe: Madaxweyne Xasan Shiikh Oo kusoo wajahan Berito Puntland, Faahfaahin.

Garoowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud ayaa ilo lagu kalsoon yahay Puntlandpost u xaqiijiyeen in uu maalinimada Berito ah imaanayo Magaalada Garowe ee...

View Article
Browsing all 1543 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>