Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

KISMAAYO: Raiisal wasaarihii hore ee DF Soomaaliya oo sheegay in go’aanada ka soo baxa shirka Jubbooyinka ay noqon doonaan arrimo waafaqsan Sharciga (Daawo Video)

$
0
0

Kismaayo: (pp)- Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ka hadlay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in go’aanada ka soo baxa shirka maamulka loogu samaynayo Jubbaland iyo Gedo ay noqon doonaan qodobo waa faqsan  sharciga federaalka u degsan.

Daawo Video-ga

Dr. Cumar C/rashiid , Raiisal wasaarihoo hore ee DF ee Soomaaliya

Dr. Cumar C/rashiid , Raiisal wasaarihoo hore ee DF ee Soomaaliya

Raiisal wasaarahii hore ee DF ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay in dowlada Federaalka ee Soomaaliya ay taageeraan waxa ka soo baxa shirka maamul u samaynta jubbooyinka iyo Gedo , maadaama loo maray qodobo waafaqsan Sharciga federaalka ee Soomaaliya u yaala ayna buuxiyeen shuruudahaas.

Cumar C/rashiid ayaa ka mid ah siyaasiyiinta safka hore uga jira in dhidibada loo taago  maaulka Jubbaland State , isagoo wax badana ka og sharciga ay ku dhisan tahay DF ee Soomaaliya , isla matrkaasna ka soo noqday Raiisal wasaare.

 

Puntlandpost,Kismaayo, Jubbaland

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>