Quantcast
Channel: News – Puntlandpost.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Taliyaha ciidanka Daraawiisha Puntland ee Galgala oo la magacaabay

$
0
0

Garowe(pp) Taliyaha ciidamada difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi ayaa taliyaha ciidanka daraawiisha Galgala u magacaabay Maxamuud Cabdiqaadir Xasan.

Gen-Siciid-DheereWarqad kasoo baxday xafiiska Gen.Siciid Dheera ayaa masuulkan lagu magacaabay wuxuna taliye kasoo noqday Gobalka Mudug isagoona ka mid ahaa saraakiishii ugu horaysay ee dagaalka Alshabab kula gashay buuraha Golis.

Kooxda Alshabab ayaa weerar gaadmo ah ku dishay allaha u naxariistee Taliyihii hore ee ciidanka Galgala Col.Jaamac Afgaduud oo xiligaasi kasoo baxay maaglada Bosaso.

Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1543

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>